Latest videos by garoweonline

 
Cabo San Lucas Mexico Video



 


Khudbad C/lahi Yusuf ka akhriyey Barlamanka 29 August 2008 Khudbad C/lahi Yusuf ka akhriyey Barlamanka 29 August 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 434 seconds

Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadal jeediyay xili ay xildhibaanadu buuqayeen, ayaa sheegay in heshiiska ay gaareen uu ahaa mid ay raali ka wada yihiin, ayna ku dhaqmayaan.RG

Related: ababa, addis, ethiopia, puntland, somalia

Afhayeen ka soo jeeda Sool oo eedyay DF & PL-March 17,2008 Afhayeen ka soo jeeda Sool oo eedyay DF & PL-March 17,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 355 seconds

Odayaal dhaqmeedyo ka soo jeeda gobolada Sool iyo Cayn oo maalmahan shirar xasaasiya ku lahaa Garowe ayaa afhayeen u hadlay Idacaada Garowe u sheegey go'aan uu sheegey in ay gaareen.

Shirarkani ayaa ku salaysnaa ayaaha gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaano sidii dib gacanta loogu soo celin lahaa.

Related: cadde, ethiopia, nur, puntland, somalia, somaliland, sool

\"Sheekh Shariif waa nin hagardaamo wada\" Sept 29,2008 "Sheekh Shariif waa nin hagardaamo wada" Sept 29,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 596 seconds

Sidaas waxaa yiri Yusuf Indhacde oo beeninaya in ciidamada Ethiopia Hiraan kaga baxeen heshiis kadib markii Jbauuti ku kulmeen dowlada iyo mucaaradka Asmara oo uu hogaamiyo Sheekh Sharrif.

Related: ethiopia, garowe, muqdisho, somalia

Xasan Aadan Samatar June 27,2008 Xasan Aadan Samatar June 27,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 332 seconds

Xula Idaacada Radio Garowe

Related: bosaso, dfkmg, garowe, puntland, somalia

Wareysi Afhayeenka Madaxweynaha : Wareysi Afhayeenka Madaxweynaha :
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 532 seconds

Xuseen Maxamad Maxamud "Xuub Sireed" oo wareysi la yeeshay Radio Garowe dhaartii Ra'isal Wasaraha cusub.
Qaade: Cabdi Fatax Jamac Mire & Cilmi Boodhari

Related: analysis, commentary, garoweonline, news, radiogarowe, somalinews

Khudabad Madaxweyne C/lahi Yusuf jeediyey Part 1 Khudabad Madaxweyne C/lahi Yusuf jeediyey Part 1
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 605 seconds

Khudbadaan uu madaxweynaha DFKMG, C/Laahi Yuusuf Axmed, Nov 20, 2007 ka jeediyey Xaruntiisa (Baydhabo) ayaa timid kadib Siminaar ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFKMG oo looga hadlaayey Qorshaha Mustaqbalka guud ee dalka iyo Qorsho hawleedka DFKMG ee sanadka 2008-da.

Related: analysis, cabdulahi, commentary, political, somalia, yusuf

Wasiirada Haweenka PL oo ka hadashay misaaniyada 5/09/2008 Wasiirada Haweenka PL oo ka hadashay misaaniyada 5/09/2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 601 seconds

Dhawaan ayaa gudiga dhaqaalaha ee golaha Baarlamaanka Puntland waxa ay saxaafadda u soo gudbiyeen qoraal ku saabsan miisaaniyadaha ay sannadkan isticmaaleen wasaaradaha Puntland.
Qoraalkan oo ahaa mid wasaaradda maaliyadu u soo gudbisay gudi dhaqaalaha ee Baarlamaanka ay ku eedaysay wasaaradda haweenka &arimaha qoyska inay isticmaashay lacag ka badan miisaaniyadii loogu talagalay.RG

Related: garowe, puntland, somalia

Yusuf oo ka hadley dagaalada Kismayo 2 Sept 2008 Yusuf oo ka hadley dagaalada Kismayo 2 Sept 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 314 seconds

Madaxweynaha DFKMG ah oo la hadley saxaafada ayaa sheegey in aan dowladiisa laga qabsan Kismayo. VOA/RG

Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia

La taliyaha Madaxweynaha oo Kismayo ka hadley 2 Sept 2008 La taliyaha Madaxweynaha oo Kismayo ka hadley 2 Sept 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 446 seconds

Yusuf Azharo oo ah la taliyaha Madaxweynaha ayaa sheegey in DFKMG ah dib u qabasan doonto magaalada Kismayo isaga oo tilmaamey in dowlada marna xakumin mamaagalada. xigasho/BBC

Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia

Afhayeen u hadlay Odayasha Tukaraq dagay-April 3,2008 Afhayeen u hadlay Odayasha Tukaraq dagay-April 3,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 308 seconds

Waxaa dhawaan taariikhdu markay ahayd 3 April tuulada Tuko-raq Teendho ka dhistay Issimo kasoo jeeda gobolka Sool kuwaasi oo sheegey in halkaasi ay u tageen aayaha gobolka ay ka soo jedaan sidii ay uga arinsan lahaayeen
Issimadani Teendhada Tuko-raq ka dhistay ayaa gaaraya ilaa 8 Issim oo isugu jira Garaado, Suldaano, Ugaasyo iyo Caaqilo waxaana ay kala yihiin:

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Dood ku saabsan xukunka Cawale Jamac-Jan 24,2008 Dood ku saabsan xukunka Cawale Jamac-Jan 24,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 440 seconds

Kadib markii malaintii shaley Maxkamada Sare e Punland xarig 6 bilood ah ku xukuntey Cawaale Jaamac Salaad ayaa waxaa VOA dood dhexdhegtey la taliyaha Madaxweyanah Puntland iyo saxafi ka tirsan Idaacada Galkacayo.Radio Garowe

Related: analysis, news, political, puntland, somalia, somaliland

Warar dheraad ah kusabsan qarax Bosaso-Feb 5,2008 Warar dheraad ah kusabsan qarax Bosaso-Feb 5,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 319 seconds

Qaraxaan ayaa ka dhacay goob ay dagaan xaafadaha dadka Ethiopia ka soo qaxay daganyihiin.Dhageyso Radio Garowe

Related: bosaso, ethiopia, garowe, mogadishu, puntland, somalia

Cadde oo shirkado ku warejinaya dakada Bosaso 12/08/2008 Cadde oo shirkado ku warejinaya dakada Bosaso 12/08/2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 370 seconds

Madaxweynaha Puntland Cadde Muse oo wareysi dheer siiyay VOA-da laanteeda Af-Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin: amaanka, shirkado ay ku wareejiyeen garoomada iyo Dekedaha Puntland iyo weliba dhoofka xoolaha.

Related: bosaso, ethiopia, puntland, somalia, somaliland

Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008 Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 613 seconds

Madaxweyne Cadde Muse oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da isaga oo ku sugan Jabuti ayaa sheegey in dhibaato dhinaca amniga ah ka taagan tahay Puntland.
Cadde Muse ayaa sida uu horey u sheegey xusey in markii hore uu xoogga saarey dhaqaale raadis balse hadda u soo jeestey wax ka qabshada amniga.Xigasho.BBC

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Nuur Cadde oo akhriyey heshiiskii Addis Ababa 29 August 2008 Nuur Cadde oo akhriyey heshiiskii Addis Ababa 29 August 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 626 seconds

Xildhibaanada Baarlamanaka oo aad u qaylinayay ayuu aqriyay Ra'iisul wasaaruhu qodobada heshiiskaas isagoo sheegay inay ku heshiiyeen in maamulka Gobolka Baanadir la rido, laguna badalo maamul cusub oo lasoo dooranayo mudo 15-maalmood gudahood ah.Radio Garowe ayaa soo gudbiyey

Related: baydhabo, cadde, ethiopia, nuur, puntland, somalia

Wareysi Garyaqanka Wariye Cawaale-Jan 9.2008 Wareysi Garyaqanka Wariye Cawaale-Jan 9.2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 470 seconds

Wariye Cawale ayaa la xirey kadib markii sair ka qaadey saxafi Farnsiis ah oo lagu afduubey Bosaso, maalintii shaley ayaa Maxkamad la keeney balse dib loo celiyey-Radio Garowe ayaa wax ka weydiiyey Garyaqanka Cawaale sababta.

Related: analysis, news, political, puntland, somalia, somaliland

Dhageyso Xiisada ka taagan Kismayo-Dec 10,2007 Dhageyso Xiisada ka taagan Kismayo-Dec 10,2007
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 393 seconds

Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah mas'uuliyiinta Maxkamaddihii Islaamiga isla markaana ka tirsan Isbaheysiga Asmara ayaa oo booqasho ku tagey Kismayo ayaa VOA wareysi la yeelatey.Radio Garowe Partners VOA

Related: analysis, asmara, commentary, kismayo, political, somalia

Fikirka daweynaha Puntland arrimaha Batrolka March 20,2008 Fikirka daweynaha Puntland arrimaha Batrolka March 20,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 595 seconds

Kaidb markii Barlamanka MGPL sku khilaafey u codeynta xeerka shidaalka Puntland ayaa Radio Garowe waxaa uu wareysiyo iyo fikardo ka qaadey qaar ka tirsan xildhibanada, Wasaiiro, ciidanka iyo dadweynaha kuwaas oo cabirey fikirkooda.
Wareysiyadaan ayaa waxaa ku jira Wasaiirka Macdanta iyo tamarta DFKMG ah iyo Wasiirka Batroolka Puntaldn kuwaas oo ka hadlaya arimahaan muranka dhaliyey.

Related: bosaso, dfkmg, garowe, puntland, somalia

Khudbo Cabdulahi Yusuf jeediyey Part3 Khudbo Cabdulahi Yusuf jeediyey Part3
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 446 seconds

Khudbadaan uu madaxweynaha DFKMG, C/Laahi Yuusuf Axmed, Nov 20, 2007 ka jeediyey Xaruntiisa (Baydhabo) ayaa timid kadib Siminaar ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFKMG oo looga hadlaayey Qorshaha Mustaqbalka guud ee dalka iyo Qorsho hawleedka DFKMG ee sanadka 2008-da.

Related: analysis, cabdulahi, commentary, news, political, somalia, yusuf

 

 

Search for a video theme of your choice:

 

You like it? Share it!

 




For an unforgetable Cabo San Lucas Vacation -- Cabo Luxury Villas.

Pacific Marine Foundation -- The Boat Donation Experts.

Cabo Vacation Resources

 

 

Social Bookmarking  Social Bookmarking  Cabo San Lucas Mexico videos

© Copyright 2008 by CaboVideo.com and TrueStar Marketing. Internet Marketing Services.
Videos are copyrighted by their respective owners/creators, and the video owners/creators are solely responsible for the content.

Shree Yantra - Cabo Video, Cabo San Lucas, Mexico